Xafladdi qalin jabinta labada dufcadood ee 2021
Xafladdi qalin jabinta labada dufcadood ee kala ah January illaa June 2021 iyo July illaa December 2021.
Graduation ceremony in two batches January to June...
Maamulka Degmada marka oo dhiiri geliyay ardayda dhameystay wax barashada harqaanka
Maamulka Degmada marka oo dhiiri geliyay ardayda dhameystay wax barashada harqaanka lana dardaarantay Maamulka degmada iyo Hay'adaha caalamiga ah.
District Administration encourages tailor graduates and...
Macalin Liibaan oo ka hadlayo xafladdi qalin jabinta labada dufcadood ee kala ah January...
Bare Liibaan oo ka hadlayo xafladdi qalin jabinta labada dufcadood ee kala ah January illaa June 2021 iyo July illaa December 2021.
Lecturer speaks at...
Xabiibo Cabdulqaadir Nuur, mid ka mid ah Ardayda wax ka baraneysa Xarunta Bulsho Technical...
Habiba Abdulkadir Nor, is one of the Students studying at the Bulsho Technical and Vocational Training Center in Merca, January illaa June 2021.
#PeaceandProsperity